HEESKA AAN AADKA U JECLAHAY ILA DAAWO
Haboon nuura
Haboon nuura waa fanaanad aan aad u xiiseeyo heesa heeda adiga Hal iyo labo maxaad ka xasuusataa adigoo raali ah
Saxankii kalgacal sad kuu iixuleee
Heeskaan aad ayaa u dhagaysan jiray waayo waxaan kaga helay heeska halkuu usocdo Ayaan fahan Sanaa maadaama ay iigu qadatay inaan waqti badan dhagaysto ilaa aan ka hurdo
Waayo heeska wax yaabo badan Ayaan iskaga Maa feeling jiray sida fikirka badan iyo hurdo la'aan ta badan Ayaan iskaga Maa weelin jiray
Waayo waxaan inta badan u dhagaysan jiray inaan isu mada daaliyo oo aan nafsad ahaan is iraahdo hadaad dhagaysato malaha nafta waa qancin kartaa sida wixii kuu qoran waad heli doonataa ee ha dagdaginoo kale
Ama nafta u sheeg marwalbo waxaan eebe idmin arki maysidee ha isu daalin waayo waxaan ahaa nin dunida riyooyin badan ka ga riyaada ama isu dhaafiya waqtiyada qaar waxa uu Kala kulmo nolosaha
Waayo mararka qaar waxaad la kulmaysaa wax yaaba badan aadan xitaa sheeko amaba qoraal aad kusoo qoobi Karin qasatan markaad ku hamineeso waxaadan helin Karin inkastoo wax walbo ay qoraal yihiin hadana waxaan isu qancin jiray waala gaari maalin uun
Ka aniga ahaan waxaansa ahaa qof inta badan Runta la saaxiib ah oo waxaan ku dadaali jiray sidee hadafkaaga u gaari kartaa adigoo cidna u kaashan Amaba aadan qofkale la sheer garayn
Balse waxaan Dib ka ogaaday nolosaha jnay ku dhisan tahay marar qaar kalinimada si aad aad u fakarto oo aad Mira badan uga dualism kalinada si bilaa buuq ah 💖
Gaar ahaan waxan kaga hamiyi jira maalin maalmaha ka mid ah inaan soo taaban doono Runta ❤️
Hadaba waxaad ogaataa fikirka gaarka ah dadka qaarkii wax aan wanaag saneen ayay u arkaan balse dadka qaarii waa ay ku faa iidaan
Waayo aniga ayaa soo taabtay kalimada waxa laga dhaxlo amaba laga faa iido inaad kali naqto adiga oo waqti kugu filan ka heesta nolosaha dhabta
Waxaan Kala jeedaa Ruuxda mararka qaarkeed waxaa ay ubaahan tahay inaad waqti galiso si aad nafsadaad ula sheekaysato kadibna aad hurdada uga kacdo aad na u dhaqaaqdo
Halka aad ku socoto
Ka adiga ahaan hadaad fadhido kac hadaad taagantahayna horay usoco wax uun qabo si aad waxbadan u fahanto
Digniin fahiga cidlada ma wanaagsana
Comments
Post a Comment