AQOON MA U LEEDAHAY USTAAD CABDI RAXMAAN
USTAAD AQOON MAAL
Asc asxaabta sharafta badanhalkaan waxaa idinka salaamaya anigoo ah
abraham mohamed
aqoon ma u leedahay aqoon yahan
Ustaad geelle bashiir oo magaciisa saxda ah yahay Abdirahman bashiir
Ustaad ilaahay ha inoo wada xafido dhamaanteen ustaadku waa dhiiri galiyaha jiilka hada soo koraaya amaba cidii kale oo danaynaysa aqoon tiisa xir fadeed inuu gaarsiiyo qofwalbo oo soomaali ah qaasatana dadka aan maskaxdooda mashquulin inta badan
Ustaad Abdirahman bashiir waa nin aqoontiisa iyo fikradiisa dadka u tabarucay amaba u hadiyeeyay soomaali oo dhan
Ustaadka 100% waxaa uu waqtigiisa inta badan ku bixiyaa buraarujinta jiilka hada soo koraaya si ay wax u qabsadaan beri amaba mustaqbalka
Ustaad Abdirahman bashiir waa ustaad ku caan baxay sida dadka aan nafsadooda ku kala soonayn oo na jecel inay waxqabsadaan ka shaqeeya siday wax u qabsan lahaayeen meel walbo oo dunida ay ka joogaan
Ustaad Abdirahman waa ninka kaliyaata oo ku bixiya maskaxdiisa inay dadka soomaaliyeed oo dhimi ay isu filnaadaan beri amaba mustaqbalka
Ustaadka Abdirahmaan waa ninka kaliyaata ee inoo shiila maskaxdiisa si aan ula jaanqaadno umadaha kale una kaafino nolsheena beri amaba mustaqbalka
Ustaadka Abdirahmaan waa ninka kaliyaata ee dadka ku bilaabo waanada ayaga oo aan ogayn jadwalka noloshooda ilaa iyo ay ka gaaraan heersare dhan nolosaha iyo isku filnaashaha
Ustaadka waa ninka kaliyaata ee har iyo habeenba usoo jeeda wax ahaashiyaha nafsado kale mid uu garanayn iyo mid uu garanaayo inataba
Ustaad Abdi rahman waa ustaad soomaaliyeedee ma ahan ustaad qolo amaba ustaad qabiil
fadlan hadii aanad garanayn ka faa idayso maskaxdiisa si aad hadhow u maarayso nashaada iyo mida asxaabtaada
fadlan kaga daalin waanada iyo wax sheega ustaadka uu social media ka dhax wado iskuna day inaad dhago u yeelato aqoontisa kolay ustaad isaga nafsad ahaan wuu ismaareeyay adiagana si aad noloshaada beri u maarayso ka faa idayso walaaal
Ustaadka soomaaliyeed
ka aniga ahaan ustaad
Abdirahmaan bashiir mahad sanid
1 Ustaad Abdirahman mahadsanid
2 Ustaad Abdirahman mahadsanid
3 Ustaad Abdirahman mahadsanid
Comments
Post a Comment