DIIWAAN GALINTA MASKAXDS

 

Diiwaan galinta maskaxda

Waa maxay diiwaan galintu!!!

Diiwaan galaintu waa jadwal garee noloshaada adiga lakaashanaayo nafsiyan iyo aqliyan ma ahan inaad wax uu sameyso 

Ee waxaa inaad tiraahdo a

Anigu kumaan hay ?

Ask your self who you are? ----------

Amaba isku sheeg nafsadaada cida aad tahay 

Tell your self who you are 

Kadibna raadi nafsiyan cida aad tahay Isla Mar ahaantaas waxaad ku sugan tahay 

Adigoo usheegaayo noloshaada inaad wax walbo aad ku dhaqaaqdo inaad qabsan karto waayo waxaan lagu dhaqaaqin lama qabsan karo 

It means  dadaal waad gaaridoontaa

Diiwan galintu waa inaad Isla nafsadaada iska diiwaan galisaa oo aad ku tiraahdaa naftaada waxaan ahay qof go aan gaaray misana raba inuu wax qabsado Kuna qabsado maskax degan una sameysto jadwal ugaar ah uu ku xisaab tamoxifen xili shaqo xili nasasho iyo xili hurdo intaba hadana ku fakaro waxa uu qabanaayo inuu ka gungaaro si uu u fahmo waxa uu u taray noloshiisa ama uu ku soo qordhiya si uu u sii wato dadaalkiisa ka dibna u helo natiijada isdiiwaan galaianta waxa ay la timid 

 Aqriste mahad Sanid anigoo ag 

abrahampilot.online

Comments

Popular posts from this blog

KU SOO DHAWOOW WARBIXINTA SAMSUNG FOLD GALAXY Z 5 AWOODIHIISA U GAARKA AH

AQOON MA U LEEDAHAY USTAAD CABDI RAXMAAN

HEESKA AAN AADKA U JECLAHAY ILA DAAWO