HEESKA AAN AADKA U JECLAHAY ILA DAAWO
Haboon nuura Haboon nuura waa fanaanad aan aad u xiiseeyo heesa heeda adiga Hal iyo labo maxaad ka xasuusataa adigoo raali ah Saxankii kalgacal sad kuu iixuleee Heeskaan aad ayaa u dhagaysan jiray waayo waxaan kaga helay heeska halkuu usocdo Ayaan fahan Sanaa maadaama ay iigu qadatay inaan waqti badan dhagaysto ilaa aan ka hurdo Waayo heeska wax yaabo badan Ayaan iskaga Maa feeling jiray sida fikirka badan iyo hurdo la'aan ta badan Ayaan iskaga Maa weelin jiray Waayo waxaan inta badan u dhagaysan jiray inaan isu mada daaliyo oo aan nafsad ahaan is iraahdo hadaad dhagaysato malaha nafta waa qancin kartaa sida wixii kuu qoran waad heli doonataa ee ha dagdaginoo kale Ama nafta u sheeg marwalbo waxaan eebe idmin arki maysidee ha isu daalin waayo waxaan ahaa nin dunida riyooyin badan ka ga riyaada ama isu dhaafiya waqtiyada qaar waxa uu Kala kulmo nolosaha Waayo mararka qaar waxaad la kulmaysaa wax yaaba badan aadan xitaa sheeko amaba qoraal aad kus...